Xidhiidhada Nolosha Podcast

5

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. 


Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. 

Dhagaysi wacan. 

Recent Episodes
  • Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
    Apr 8, 2025 – 15:47
  • Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
    Mar 1, 2025 – 27:53
  • Su'aalo & Jawaabo
    Oct 8, 2024 – 24:01
  • Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
    Jul 30, 2024 – 18:26
  • Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad
    Jul 23, 2024 – 25:46
  • Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad
    Jul 16, 2024 – 21:09
  • Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad
    Jul 11, 2024 – 18:21
  • Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad
    Jul 10, 2024 – 16:21
  • Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad
    Jun 25, 2024 – 23:02
  • Cabsida Go'aan Qaadashada
    Jun 4, 2024 – 18:11
  • Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships
    May 28, 2024 – 19:46
  • Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad
    May 21, 2024 – 17:38
  • Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad
    May 14, 2024 – 23:46
  • Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad
    May 7, 2024 – 29:31
  • Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad
    Apr 30, 2024 – 16:53
  • Ixtiraamka Dadka Q-2aad
    Apr 23, 2024 – 15:59
  • Ixtiraamka Dadka Q-1aad
    Apr 16, 2024 – 17:23
  • Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka
    Apr 9, 2024 – 17:33
  • Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
    Mar 26, 2024 – 23:17
  • Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad
    Mar 19, 2024 – 21:14
  • Qorshaha Bisha Ramadan
    Mar 12, 2024 – 25:07
  • Culayska Wacyiga Kobca
    Mar 5, 2024 – 16:45
  • Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad
    Feb 27, 2024 – 22:18
  • Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad
    Feb 20, 2024 – 20:54
  • Dhaqamada Xidhiidhada Fayow Q-1aad
    Feb 13, 2024 – 22:35
  • Dhaqamada Xidhiidhada aan fayoobayn Q-1aad
    Feb 7, 2024 – 17:40
  • Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles
    Jan 30, 2024 – 21:05
  • Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style
    Jan 23, 2024 – 41:31
  • Dib u eegid| Gunaanadka season 1
    Jan 9, 2024 – 17:54
  • Qorshaha sanadka cusub
    Jan 2, 2024 – 17:58
  • Kalsooni Dhisid Q-2aad
    Dec 12, 2023 – 22:01
  • Kalsooni Dhisid Q-1aad
    Dec 5, 2023 – 15:51
  • Naf-ka War Hayn
    Nov 29, 2023 – 20:04
  • Filasho Q-3aad| Expectations
    Nov 21, 2023 – 36:39
  • Filasho Q-2aad| Expectations
    Nov 14, 2023 – 11:55
  • Filasho Q-1aad| Expectations
    Nov 7, 2023 – 10:59
  • Kala mudnaysiin Q-2aad| Prioritisation
    Oct 31, 2023 – 10:45
  • Kala mudnaysiin| Prioritisation
    Oct 24, 2023 – 09:32
  • Raaligalinta xad-dhaafka ah Q-3aad
    Oct 10, 2023 – 12:39
  • Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Q-2aad
    Oct 3, 2023 – 11:40
  • Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing
    Sep 26, 2023 – 19:22
  • Maaraynta warwarka| Relieve your anxiety
    Sep 19, 2023 – 22:47
  • Warwarka - Anxiety
    Sep 12, 2023 – 11:39
  • Naf-saamixid
    Sep 5, 2023 – 19:45
  • Daryeelka cafimadka maskaxda
    Aug 29, 2023 – 14:41
  • Dabeecadaha wanaajiya xiidhiidhada
    Aug 22, 2023 – 20:32
  • Aaminaadaha aan fayoobayn Q-5aad
    Aug 16, 2023 – 12:55
  • Aaminadaha aan fayoobayn Q-4aad
    Aug 8, 2023 – 21:27
  • Aaminadaha aan fayoobayn Q-3aad
    Aug 1, 2023 – 18:19
  • Aaminadaha aan fayoobayn Q-2aad
    Jul 25, 2023 – 09:30
Recent Reviews
  • Nasima updalla
    Cawin
    Aad aya no cawisay maskax ahana wa nodhistay adban kaga mahad celinaya
Disclaimer: The podcast and artwork on this page are property of the podcast owner, and not endorsed by UP.audio.